Deni oo kormeeray dhismaha Mashruuc weyn oo ka socda Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wadada Laacdheere iyo Rabaable oo uu kusocdo dhisme, waa 14KM oo hadda laamigii la saarayo isla markaana la dayactiray 14 Buundo. Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan sida shaqadu u socoto ka dhegaystay Masuuliyiinta Hay’adda Waddooyinka Puntland, Shirkadda Wadaniga ah ee Kebarco Oo dhisaysa Wadada iyo … Continue reading Deni oo kormeeray dhismaha Mashruuc weyn oo ka socda Puntland (Sawirro)